Tuesday, October 25, 2016

Sidee loo Nadiifiyaa Computerku Marka uu Cuslaado Xilqadii 9aad


Waa Cashar aad iyo aad u muhiima oon kaga hadli doonaa sida compterka loo nadiifiyo loogana saaro wax kasta oo culays ku keenaya waxa uu ka saarayaa computerka wax kasta oo aanad arkayn adigu lknse dhibaato ku ah computerka fadlan daawo video gan hoose intaa ka bacdi fadlan share and subscribe and like si ay uga faa'iidaystaan asxaabta ama walaalaheena kale ee aan arag casharkan muhiimka ah






Fadlan Daawo video gan kabacdi like and share and Subscribe channel 
Daawasho Wacan

fadlan share and subscribe Riix Halkan My Channel

Waa mahadsantihiin
waxaa casharka idiin soo diyaariyay anigoo ah Abdikariem Mahamoud

0 comments:

Post a Comment