Tuesday, March 13, 2018

Casharkii 1aad Sidee loo sameeyaa Website Adigoon ku dhisin Wax Code ah

Asc dhamaan bahda ku xidhan Somali Computer Technology Sidaa Nooga Barateen waxaan maanta bilaabi doonaa Casharo Silsilado ah oo taxane ah kuwaas oo aan ku dhisi doono Website inagoon qorayn wax code ah casharadan waxay noqon doonaan kuwa si toosa uga Baxa Website ka Dhiilood.blogspot.com

Fadlan Halkan Hoose ka daawo casharada ama Toos uga Daawo oo Booqo Channel keena Youtube ka ee Somali Computer Technology oo Guji Linkga Hoose 
YOUTUBE CHANNELHALKAN GUJI 



Fadlan hadii aad ka heshay xalqadeenan maanta like and share and subscribe samee si ay uga faaiidaan asxaabteena kale aan arag casharka waa mahadsantihiin

SUBSCRIBE YOUTUBE CHANNELHALKAN GUJI 
Facebook Page HALKAN GUJI
INSTAGRAM : HALKAN GUJI
GOOGLE + : HALKAN GUJI



                                   Waxaa idiin soo diyaariyay Abdikariem Mahamoud

0 comments:

Post a Comment