One Click Many Information

Somali Computer Technology waxaad ka helaysaa casharo kala duwan kuwaas oo ah kuwa Tayaysan wakhti kasta waa Channel u Taagan inuu u Faaiideeyo umada Somaaliyeed Meelkasta oo ay daafaha Caalamka ka kala Joogto Si hagar la'aan ah

Thursday, January 21, 2016

SIDEE KU OGAAN KARAA QOFKA UGU BADAN EE BAADHA PROFILE KAYGA FACEBOOK SIR LA HELAY BY abdikariem

ASC asxaabtayda qaaliga maanta xalqadeena waxaan ku qaadan doonaa cashar aad iyo aad uxiiso badan kaas oo aan hubo inuu ku xiiso gelin doono
casharkeenu wuxuu ku saabsanyahay sidii aad u ogaan lahayd qofka ugu badan ee baadha profile kaaga facebook ga runtii adigu ma ogaan kartid balse maanta waxaan ku tusi doonaa sidii aad u ogaan lahayd hadaba casharkan oo aan kasoo diyaariyay video si uu ugu fududaado asxaabtayda qaaliga ah waxaad kadaawan doontaa page kan hoose ama waxaad ka daawan doontaa channelka aan ku leeyahay youtube Abdikariem dhiilood jr ama facebook page kayga Dhiilood 2016
hadaba haygala bakhaylin like and share mahadsanidiin
dhiilood.blogspot.com                                           








             

                                            waakan linkga hore     "InitialChatFriendsList"

                   
                                          linkga new tab ku waa  https://www.facebook.com/profile.php?id=