Tuesday, March 13, 2018

Casharkii 8aad Sidee Loo iibsadaa Web Hosting



Asc dhamaan bahda ku xidhan Somali Computer Technology Sidaa Nooga Barateen waxaan maanta soo dhamaaday casharkii u danbeeyay ee  Casharadii taxanaha ahaa kuwaas oo aan ku dhisinay  Website inagoon qorin wax code ah casharadan waxay ahaayeen 8eed cashar kaas oo maanta aan kusoo khatinay casharkii u danbeeyay waxaanad kala socoteen  Youtube Channel-keena Somali Computer Technology iyo Website ka Dhiilood.blogspot.com
fadlan ku xidhnaw website keena waxaan dhawaan soo gelin doonaa ama bilaabi doonaa casharo kale oo xiiso leh kuwaas oo noqon doona kuwa taxane ah sidaa awalba nooga barateen 
wixii cilada ama khalada fadlan noogu soo dir ciwaanada Hoos ku qoran Mahadsanidiin

Fadlan Halkan Hoose ka daawo casharada ama Toos uga Daawo oo Booqo Channel keena Youtube ka ee Somali Computer Technology oo Guji Linkga Hoose 
YOUTUBE CHANNELHALKAN GUJI 


Fadlan hadii aad ka heshay xalqadeenan maanta like and share and subscribe samee si ay uga faaiidaan asxaabteena kale aan arag casharka waa mahadsantihiin

SUBSCRIBE YOUTUBE CHANNELHALKAN GUJI 
Facebook Page HALKAN GUJI
INSTAGRAM : HALKAN GUJI
GOOGLE + : HALKAN GUJI



                                   Waxaa idiin soo diyaariyay Abdikariem Mahamoud

0 comments:

Post a Comment