One Click Many Information

Somali Computer Technology waxaad ka helaysaa casharo kala duwan kuwaas oo ah kuwa Tayaysan wakhti kasta waa Channel u Taagan inuu u Faaiideeyo umada Somaaliyeed Meelkasta oo ay daafaha Caalamka ka kala Joogto Si hagar la'aan ah

Saturday, February 25, 2017

AnchorFree Waxay Internet Ka Kusii Daysay Extension Cusub

Shirkada layiraa AnchorFree ee develop (horumar) garaysay software (barnaamij) ka layiraa Hotspot Shield oo shaqadeedu tahay "Contact Protection" oo adeegsata shabakado VPN khaas ah, si ay u ilaaliso isticmaalayaasha internet ka, uguna fududayso inay website yada xaniban ka gudbaan, ayaa suuqyada ku siidaysay extension cusub oo loogutala galay inuu dadka ka caawiyo inay ka gudbaan website yada xaniban.

Waxaana uu ku fiican yahay extension kan cusubi in uu yahay (Free) bilaash, isla markaana si xawaara leh aad u isticmaalayso internetka, waxaanaad daawan kartaa video yada youtube ka iyagoon kugu khasbayn inaad galiso email kaaga si aad u daawato,

sidoo kale waxa lagu isticmaali karaa extension kan Windows ka iyo Macintosh kaba, waxaana lagu darayaa extension kan Google Chrome & Firefox labadaba.

Hotspot Shield waxa uu noqday barnaamijka ugu isticmaalka badan Caalamka, iyadoo lagu qiyaasay tirada downloads ka barnaamijkan 350 Million oo Download! (Qiimayntii hore waxay ahayd 200 Million downloads!)waxaana lagu siidaayay internet ka.

Waxaana uu ku sheegay maamulaha Suuq gaynta shirkadu Website ka layiraa TechCrunch in barnaamijku uu lahaa raadayn badan marka loo eego ilaalinta uu ilaalinayo information ka qofka marka uu isticmaalayo Internet ka.

Waxaana uu barnaamijkani usaamaxay dadka inay ka gudbaan Website yada ay dawladuhu ka xanibeen muwaadiniin tooda sida Facebook ga, iyo Google Services, iyo sida China oo kale, ama Wikipedia & Reddit oo ruushku kaxanibay Muwaadiniintiisa.

Sidoo kale intaa kumuu hadhin barnaamijkani, waxa uu kuu ogalaanayaa website wadankaaga aan laga isticmaali karin inaad isticmaasho sida Nettflix. Waxaana ay shirkadu sheegtay inuu ilaalinayo 50,000 message saacadiiba si aan lagaaga dhicin.

Daacish oo isticmaasha App ay iskugu diraan fariimaha.

Dawlada islaamiga ah ee daacish waxay horumarisay App cusub oo Message si toos ah la iskugu dirayo Operating System ka Android, waxaana ku fiicanyahay inuu ku ilaalinayo inay wada xidhiidhaan xubnaha ururku si amni ah, waa sida ay sheegeen ururka Chost Security Group ee raacsan ururka Hackers ka ah ee caanka ku ah magacan Anonymous.
Ururka Ghost Security Group ee sidoo kale loo yaqaano GhostSec waxay sheegteen in ay yihiin shabakad ka hortagta argagaxisada, waana qayb ka tirsan ururka ballaadhan ee Anonymous.
Ururkani wuxuu sheegtay inuu awooda saari doono siduu gacanta ugu soo dhigi lahaa xubnaha uruka islaamiga ah ee isticmaala app kan iyagoo kaashanaya wakaalada wararka ee maraykanka iyo dhamaan shirkadaha kamasuulka ah website yada bulshadu ku kulanto, iyagoo kufaanaya inay akoono ay dawlada islaamiga ah lahayd ay hore albaabada ugu laabeen.

Dawladan islaamiga ah waxay ka faa'idaysatay encryptions ka uu leeyahay telegram ku, balse maamulka telegram markuu ogaaday arintaa wuxuu albaabada u laabay 78 channel oo xidhiidh la leh dawladaas.

11 january, ururka GhostSec wuxuu sheegay inuu kashifay App kale oo ay adeegsato dawladan islaamiga ah kaas oo magaciisu ahaa Alrawi.

Waxa la sheegay in App kan ay adagtahay in lahelo Link laga dowload garaysto maadaama oo aanuu ku jirin Google Play Store oo si qarsooni ah loo isticmaalayo.

Saturday, February 18, 2017

Casharkii 21aad Final Project Calculator in Visual Studio Af Soomaali

Asc Asxaabeena Sharafta Leh waa Markele iyo Casharadeenii Taxanaha ahaaa ee aan ku baran jirnay Visual Studio Fadlan Kusoo Dhawaada Xalqadeenan Cusub Maanta Taas Oo aan ku Qaadan Doono Final Project Casharkan Wuxuu Noqon Doonaa Kii Ugu Danbeeyay Ee aan Kaga Hadalno Course kan Fdlan Rayigaaga Hoos Kusoo qor intii aad daawanaysay Course kan wixii aad ka fahantay

                                     Fadlan Video ga Hoos Ka daawo fikradaada Hoos Ku reeb

Fadlan hadii aad ka heshay xalqadeenan maanta like and share and subscribe samee si ay uga faaiidaan asxaabteena kale aan arag casharka waa mahadsantihiin

SUBSCRIBE YOUTUBE CHANNELHALKAN GUJI 
Facebook Page HALKAN GUJI
INSTAGRAM : HALKAN GUJI
GOOGLE + : HALKAN GUJI

                                   Waxaa idiin soo diyaariyay Abdikariem Mahamoud

Casharkii 20aad Mini Project One Visual Studio Af Soomaali

Asc Asxaabeena Sharafta Leh waa Markele iyo Casharadeenii Taxanaha ahaaa ee aan ku baran jirnay Visual Studio Fadlan Kusoo Dhawaada Xalqadeenan Cusub Maanta Fadlan Lasoco casharada Danbe.

                                     Fadlan Video ga Hoos Ka daawo fikradaada Hoos Ku reeb

Fadlan hadii aad ka heshay xalqadeenan maanta like and share and subscribe samee si ay uga faaiidaan asxaabteena kale aan arag casharka waa mahadsantihiin

SUBSCRIBE YOUTUBE CHANNELHALKAN GUJI 
Facebook Page HALKAN GUJI
INSTAGRAM : HALKAN GUJI
GOOGLE + : HALKAN GUJI

                                   Waxaa idiin soo diyaariyay Abdikariem Mahamoud

Casharkii 19aad MDI Parent Form in Visual Studio Af Soomaali

Asc Asxaabeena Sharafta Leh waa Markele iyo Casharadeenii Taxanaha ahaaa ee aan ku baran jirnay Visual Studio Fadlan Kusoo Dhawaada Xalqadeenan Cusub Maanta Fadlan Lasoco casharada Danbe.

                                     Fadlan Video ga Hoos Ka daawo fikradaada Hoos Ku reeb

Fadlan hadii aad ka heshay xalqadeenan maanta like and share and subscribe samee si ay uga faaiidaan asxaabteena kale aan arag casharka waa mahadsantihiin

SUBSCRIBE YOUTUBE CHANNELHALKAN GUJI 
Facebook Page HALKAN GUJI
INSTAGRAM : HALKAN GUJI
GOOGLE + : HALKAN GUJI

                                   Waxaa idiin soo diyaariyay Abdikariem Mahamoud

Casharkii 18aad Report Database Visual Studio Af Soomaali

Asc Asxaabeena Sharafta Leh waa Markele iyo Casharadeenii Taxanaha ahaaa ee aan ku baran jirnay Visual Studio Fadlan Kusoo Dhawaada Xalqadeenan Cusub Maanta Fadlan Lasoco casharada Danbe.

                                     Fadlan Video ga Hoos Ka daawo fikradaada Hoos Ku reeb

Fadlan hadii aad ka heshay xalqadeenan maanta like and share and subscribe samee si ay uga faaiidaan asxaabteena kale aan arag casharka waa mahadsantihiin

SUBSCRIBE YOUTUBE CHANNELHALKAN GUJI 
Facebook Page HALKAN GUJI
INSTAGRAM : HALKAN GUJI
GOOGLE + : HALKAN GUJI

                                   Waxaa idiin soo diyaariyay Abdikariem Mahamoud

Casharkii 17 Clear Information from Display Visual Studio Af Soomaali

Asc Asxaabeena Sharafta Leh waa Markele iyo Casharadeenii Taxanaha ahaaa ee aan ku baran jirnay Visual Studio Fadlan Kusoo Dhawaada Xalqadeenan Cusub Maanta Fadlan Lasoco casharada Danbe.

                                     Fadlan Video ga Hoos Ka daawo fikradaada Hoos Ku reeb

Fadlan hadii aad ka heshay xalqadeenan maanta like and share and subscribe samee si ay uga faaiidaan asxaabteena kale aan arag casharka waa mahadsantihiin

SUBSCRIBE YOUTUBE CHANNELHALKAN GUJI 
Facebook Page HALKAN GUJI
INSTAGRAM : HALKAN GUJI
GOOGLE + : HALKAN GUJI

                                   Waxaa idiin soo diyaariyay Abdikariem Mahamoud

Casharkii 16aad Update Button Function Visual Studio Af Soomaali

Asc Asxaabeena Sharafta Leh waa Markele iyo Casharadeenii Taxanaha ahaaa ee aan ku baran jirnay Visual Studio Fadlan Kusoo Dhawaada Xalqadeenan Cusub Maanta Fadlan Lasoco casharada Danbe.

                                     Fadlan Video ga Hoos Ka daawo fikradaada Hoos Ku reeb

Fadlan hadii aad ka heshay xalqadeenan maanta like and share and subscribe samee si ay uga faaiidaan asxaabteena kale aan arag casharka waa mahadsantihiin

SUBSCRIBE YOUTUBE CHANNELHALKAN GUJI 
Facebook Page HALKAN GUJI
INSTAGRAM : HALKAN GUJI
GOOGLE + : HALKAN GUJI

                                   Waxaa idiin soo diyaariyay Abdikariem Mahamoud

Casharkii 15aad View Data From Grid View Visual Studio Af Soomaali

Asc Asxaabeena Sharafta Leh waa Markele iyo Casharadeenii Taxanaha ahaaa ee aan ku baran jirnay Visual Studio Fadlan Kusoo Dhawaada Xalqadeenan Cusub Maanta Fadlan Lasoco casharada Danbe.

                                     Fadlan Video ga Hoos Ka daawo fikradaada Hoos Ku reeb

Fadlan hadii aad ka heshay xalqadeenan maanta like and share and subscribe samee si ay uga faaiidaan asxaabteena kale aan arag casharka waa mahadsantihiin

SUBSCRIBE YOUTUBE CHANNELHALKAN GUJI 
Facebook Page HALKAN GUJI
INSTAGRAM : HALKAN GUJI
GOOGLE + : HALKAN GUJI

                                   Waxaa idiin soo diyaariyay Abdikariem Mahamoud

Casharkii 14aad Insert Bottom Function Visual Studio Af Soomaali