Friday, January 20, 2017

Free download Google Chrome

Software kan waxaa uu kaa caawin doonaa sidii aad uga isticmaali lahayd internetka waan software khafiif ah kaas oo aan kaa qaadanayn wax space ah only waa 6mb .
umana baahna khibrad waad ku duubi kartaa only Next....Accept....Next......Next......Finish.







Hadaba si aad u la soo dagto oo aad computer-kaaga ugu soo shubato software ka halkan ka download garee

 Free download Google Chrome


Fadlan hadii aad ka heshay xalqadeenan maanta like and share and subscribe samee si ay uga faaiidaan asxaabteena kale aan arag casharka waa mahadsantihiin


SUBSCRIBE YOUTUBE CHANNELHALKAN GUJI 
Facebook Page HALKAN GUJI
INSTAGRAM : HALKAN GUJI
GOOGLE + : HALKAN GUJI



                                   Waxaa idiin soo diyaariyay Abdikariem Mahamoud

0 comments:

Post a Comment