Tuesday, October 25, 2016

Sidee loo Doortaa Computer Fiican Wakhtiga Aad Iibsanayso Xalaqdii 10aad

Xalqadeena Maanta Waxa ay Kusaabsantahay Sidee Loo doortaa Computerka aad rabtay ama Kugu Haboonaa dad badan ayaa jira oo aan aqoon u lahayn Wax yaabaha lagu xusho computer doonayana in ay soo iibsadaan computer wanaagsan oo ku fiican dhinac walba haday noqoto Hadaba raac tilmaamahan si aad uga mid noqoto dadka hela fikir wanaagsan oo ay ku iibsadaan computerkii ku haboonaa





hadaba si aad u hesho talooyin iyo toosin waa inaad daawataa video gan hoose 



                                       

hadaba fadlan share ku samee my channel  Booqo My Channel

Waxa Casharkan Idiin Soo diyaariyay Abdikariem Mahamoud

0 comments:

Post a Comment