Tuesday, March 1, 2016

COMPUTER KAAGA KU DHEX FUR FUR COMPUTER KALE KANA MAARAN COMPUTER AAD SI TOOSA U FUR FURTO SOFTWARE KAN AYAA KUU SAHLAYA



Asc asxaabtayda qaaliga ahxilqadeena maanta waxaan kusoo qaadanaynaa sidii computer aad u furfuri lahayd kadibna aad isku xidh xidhi lahayd mar labaad adigoon isticmaalayn computer aad si toosa u fur furi lahayd waxaanad isticmaalaysaa software lagu magacaabo IT ESSENTIAL VIRTUAL DESCKTOP markaa si aad uga faaiidaysato barnaamijkan macluumaad kiisa daawo video gan hoose kadibna adigu samee waxaanad barnaamijkan ka soo download garaysanaysaa video ga hoostiisa link ga aan kuu dhigay
fadlan markaa ha igala bakhaylin inaad like garayso casharkan aan idinku tala galay waxaanad igala socon kartaan web kaygan dhiilood.blogspot.com ama channel kayga aan kuleeyahay youtube ee abdikariim jr ama facebook page kayga dhiilood 2016 hadaba lasocosho wanaagsan



                     
Waxaa video gan kuu diyaariyay anigoo ah Abdikariem mahamoud ahmed fadlan share and like
ku samee casharkan si ay uga faaiidaystaan walaalaheena muslimka si uu u anfaco adiguna kuu anfaco mahadsanidiin





2 comments:

  1. mhdsanid wl lkn kaama hayno likeska laga soo download garaynayay applicationka mhdsanid

    ReplyDelete
  2. casharada computer hardware sidee ku heli karaa

    ReplyDelete