Wednesday, December 23, 2015

QAABKA UGU SAHLAN EE BROWSER KAAGU SI DHAKHSO LEH UGU SHAQAYN LAHAA SOO DEGSO SOFTWERKAN BY: DHIILOOD YARE


ASC Asxaabteena sharafta leh ee ku xidhan web keena lana socda xilaqadeheena maanta waxaynu soo qaadan doonaa application kor ka muuqda kaas oo kuu sahlaya in browserada kuugu jira computerka
kaaga dhigaya mid dhakhsiyo badan 
xiliga aad isticmaalayso internet ka 

Talaabada Kowaad
marka aad soo download garaysatid ee aad martid habkii loo instul garayn jiray sotwerada kadib waxaa kuu soo baxaya daaqada sawirka kor ka muuqda wuxuu ku tusayaa inta browser ee ku jirta computerka

Talaabada Labaad

 waxaad tick saaraysaa macnihii saxaysaa browserka aad markaa doonayso inaad isticmaasho kadib
waxaad of garaynaysaa meesha optimize:Memory kutaal  waxaad kaloo Tick ta saaraysaa ama saxaysaa meesha meesha ay ku taal Automatic run startup

Talaabada Saddexaad

markaad intaa dhamayso programka xidhi maysid ee waad minimize garaynaysaa waad laabay caalamada mayniska ah macnihii kadib browserka aad u baahnayd ayaad furay browserkaagii wuxuu kusoo kacayaa wax kayar 1secceond

Barnaamijkan waxaad kala soo Degi kartaa qoraalkan hoose 

fadlan RIIX HALKAN 


Barnaamijkan waxaa kuu fudaydiyay Abdi kariem Dhiilood Yare fadlan ku xidhnaw bogeena like

1 comment: