Monday, December 21, 2015

Free Text Massage from website to any Mobile





Ka Dirso halkaan free massage ( massage lacag la,aan ah )
waxaan halkan kusoo ban dhigi doonaa website yada ugu fiican oo laga diro karo massage free ah ama bilaash, ayadoo dadka inta badan ay dhibsadaan websiteyada laga diro massageyada, ay la kulmaan in uu ku dhaho Registar isku samee ama is diiwaan gali taas oo aysan dadka intooda badanJeclayn,
hadaba sidaan carqaladaas uga gudubno waxaan kuu soo bandhigaynaa websiteyo aan kaa dalbayn Registeration oo aad horay ka dirsanaysid adoon samayn wax isdiiwana galina iyo kuwo kale oo ayagana aad isdiiwan galinaysid intaba taad ka heshid adigaa ikhtiyaarka leh.
Website yada laga helo free massage:

images 1- e-FreeSMS                                   
Websitekaan waa free massage aad u diraysid in ka badan 150 dowladood oo caalamka ah ,   kaa dalban maayo website kaan Register Horay ayaad ka dirsanaysaa massage ka.
……………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
  Website kaan waxaa laga leeyahay Ruushka waxa uu kuu sahlayaa in aad ka dirsatid massage ama free SMS Caalamka oo idil 100% waa bilaash adoon samaynayn wax Register ah.
……………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
Gmail lacag la,aan ku dirso msage   3– Gmail
Waa adeeg cusub oo ay ku soo biirisay shirkada caanka ah ee Gamail , waa in ka badan 50 massage oo free ah dhamaan caalamka oo idil meesha aad doontid,waxaad kaloo cusboonaysiin kartaa tirada massege yada mar walbo oo ay kaa dhamaadaan . macluumad ku saabsan Websitekaanfadlan halkaan riix . lkn waxaa waajib ah in aad accoun ku leedahay shirkadda Gmail calashaan aad iska diiwaan galisid waa free Registration ku.
Naga raali ahaada khidmadaan sharaxaad ma leh dib ayaan ka soo galin doonaa sida loo isticmaalo.
……………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
Website kaan waxad ka dirsan kartaa massege aad u diraysid Mobile number ayadoo massage ka aad dirtay dhaqso u gaarayo sidii adoo Mobile kaaga ka diray .
lkn waxaa kugu wajib ah in aad iska diiwan galisid kadib waxaad helaysaa 10 massage oo bilaash ah , way kaaga badinayan 10 hadaad asxaabtaada invite ku samaysid .
……………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
Website kan wuxuu kuu ogolaanayaa free massage caalamka oo idil tirada inta xaraf aad qori kartid ama uu kuu ogol yahay waa 197 adoon isdiiwaan galin .
……………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
Website kaan wuxuu kuu ogolaanayaa in aad ka dirsatid massage bilaash ah adoo u diraya mobile Number maalin walba. wuxuu ku siinayaa prepare  free ah (Rasiid ama lacag) markaad iska diiwaan galisid kadib sidaad u dirtid free massege oo wadamada caalamka ah .
……………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
                                                                                                                                                                                              waxaad ka dirsan kartaa Website kaan free sms massagecaalamka oo idil, Wadan walba iyo Numebr walba somaaliya Djbouti ethoia kenya iyo wadan kasta oo kale adoo aanan samayn wax isdiiwaan galin ah , Si dhaqso ah ayuu u gaarayaa massege kaagu ,ayadoo sido kale qoraal ka aad qoraysid intaad doontid diri kara.
……………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
seasms-worldwide  8- SeaSMS
Website kaan horay ka gal uma baahnid wax Register ah , markaad qoraysid number ka qofka aad u diraysid farinta haku darin (00 ama +) tusaale sidan u qor (46769070900 ) Numberkan mahan mid jira waa tusaale ahaan .    kadib Send horay kadir .
……………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
mjoy free text massage by axmedmoxamed    9- Mjoy
Website kaan intaad doontid oo Massage ah ayaad ka diri kartaa meesha aad doontidna waad u diri kartaa lkn waa in aad is diiwaangalisaa (  Register Now ) sidaad  u aragtid meesha aad ka diraysid Massage ka.
……………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
 slide-sms1 by ahmed mohamed   10 – SlideSMS
Website kaan waxa ka dirsan kartaa free massage adoo aanan is diiwaangalin meeshaad rabtid caalamka ayaadna u diri kartaa.
……………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
text sms by ahmed mohamed  farah   11- TextBySMS
Website kaan cidaad rabtid ayaad u diri kartaa massege saaxiibadaa qoskaaga iyo gacalisadaada ama gacalkaaga meeshuu doono ha joogee adoo aanan is Diiwaangalin .
……………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
free sms by ahmed mohamed farah12- aFreeSMS
Udir massage meesha aad rabtid number walba oo dunida ah adoon wax is Diiwaan galin ah samayn ( No Register ).
website kaan waa kan ugu fiican oo laga diro massege si dhaqsa ah ayuuna u gaarayaa.
……………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
freesms  13- jSMSFree
 ka dirso Website kaan free massage number aad rabtid dunida oo idil.
                 Qore Abdi kariem maxamuud axmed dhiilood yare    website ka 
……………………………………………………………………………………………………………………………………………………..
                          Gunaanad 
Waxaan rajaynaya website yadaan in ay idin cajabin doonaan insha allah .
haday idinka hor timaado wax dhib ah fadlan comment meesha hoose ku soo qor sidaan kuu caawino, hadaad garanaysid website kale oo laga diro free massage asxaabtaada ama dadwaynaha uga faa,idee kusoo qor dhanka hoose ee commentiga .

KU XIDHNAW MAR WALBA WEB..WWW.DHIILOOD.BLOGSPOT.COM

0 comments:

Post a Comment