Monday, December 21, 2015

QAAB FUDUD OO AAD KAGA MAARMI KARTID IDM SERIAL KU WAYDIIYA WAANA DOWNLOAD WALIGAA AAN KAA DHACAYN

Waa maxay EagleGet?

Kadib markaan arkay mushkilado badan oo la soo darisay asxaabta iyo walaalaha qaaliga ah ee la socda Dhiilood yare markay soo download garaynayaan faylasha iyo video yada, shirkada IDM (Internet Download Manager) kuna ay udanayn wayday macaamiisheeda, waxaan isku kalifay inaan soo baadho barnaamij la mid ah oo badala shaqadiisii balse kaga duwan inuu yahay bilaash wax serial ahna aan ku waydiinayn abidkii.

Sidaad uga barateena Dhiilood waxa uu ku dadaalaa inuu daboolo idamka ilaahay mushkiladaha la soo darisa guud ahaan soomaalida iyo gaar ahaan dadka jecel ee la socta Dhiilood

Fadlan hadii aad ka faa'idaysatay xalqada maanta Like garee SI asxaabtaada Uga faaiidaystaan aqoon fidinta awgeed iyo abdi kariem dhiilood yare ha  kala bakhaylayn wax kasta oo cusub faa'idana leh.

FADLAN HALKAN KA DOWNLOAD GARAYSO: HALKAN RIIX

Mar walba ku xidhnaw web keena: www.dhiilood.blogspot.com 

1 comment:

  1. masha allah alaah hakaa abaal mariyo waa aqoon free ah zxp waad mahad san tahay aad ayaan uga faaidaysan doonaa waanaa ku xidhanaanaynaa insha allah

    ReplyDelete