Thursday, January 21, 2016

SIDEE KU OGAAN KARAA QOFKA UGU BADAN EE BAADHA PROFILE KAYGA FACEBOOK SIR LA HELAY BY abdikariem

ASC asxaabtayda qaaliga maanta xalqadeena waxaan ku qaadan doonaa cashar aad iyo aad uxiiso badan kaas oo aan hubo inuu ku xiiso gelin doono
casharkeenu wuxuu ku saabsanyahay sidii aad u ogaan lahayd qofka ugu badan ee baadha profile kaaga facebook ga runtii adigu ma ogaan kartid balse maanta waxaan ku tusi doonaa sidii aad u ogaan lahayd hadaba casharkan oo aan kasoo diyaariyay video si uu ugu fududaado asxaabtayda qaaliga ah waxaad kadaawan doontaa page kan hoose ama waxaad ka daawan doontaa channelka aan ku leeyahay youtube Abdikariem dhiilood jr ama facebook page kayga Dhiilood 2016
hadaba haygala bakhaylin like and share mahadsanidiin
dhiilood.blogspot.com                                           








             

                                            waakan linkga hore     "InitialChatFriendsList"

                   
                                          linkga new tab ku waa  https://www.facebook.com/profile.php?id=



       

3 comments:

  1. maashalaah waa cashar aad iyo aad u qiimo badan ilaahay hakaa jasaa i siiyo wlo qaali

    ReplyDelete
  2. waana casharo loo baahnaa kuwan iyo kuwa kabadanba waan kaa sugaynaa inshalaah Eng kun

    ReplyDelete
  3. wad mahadsan tahay wlal sida aad marwalbo ugu faaidayso walalahaaga

    ReplyDelete