Monday, December 21, 2015

Zadarma : WICTAAN LACAG LA"AANA KU DIRSO WADANKAAGA HOOYO





                                 

website kaan oo laga leeyahay dalka ruushka ayaa waxaa uu kuu sahlayaa in aad ka wacatid wadamada qaarkood oo uu bilaash kaaga dhigayo dhowrdaqiiqo sidoo kalena wadamada qaarkood uu bilaash lacag la,aan yahay sida wadamada hoos ku xussan :
America
France
Somalia African online Numbers
Canada ………
sidaad bilaash ugu wacatid markaad u baahan tahay ehelkaaga iyo qaaraabada ama sxbkaa oo wadamada aan korka ku xusnay midkood jooga . waxaad u baahan tahay in aad iska register garaysid .
1- marka ugu horaysa gal   websiteka        http://zadarma.com/en/    ama      RIIX HALKAN  .
2- fadlan ka dhig luuqadda english inta aadan register samaynin  waa meesha kore ee eng ku qoran tahay ee dhanka bidix ee sare . fadlan fiiri sawirka falaarta baluuga ah mesha ay hayso .
samee registry  (   is diiwaan galisid ) . in aad is diiwaan galiso waa lagama maarmaan haddii kale waxba ma samayn kartid .
1
3-  marka aad is diiwaan galiso oo uu kuu furmo magaca aad isku diiwaan galisay markaas waxaad tagaysaa meesah ay ku qoran tahay Make Calls ka sii tag Webphone  oo sare fadlan eeg sawirka labaad ee page kan .
2
waxii intaas ka danbeeya waxaad wacan kartaa wadamada qaarkood . sida :
wadamada yurub iyo carabta waxa laguu ogol yahay daqiiqado lkn mar kasto oo uu kaa go,o waad ku ceshan kartaa . lkn ogow waa xadidan yahay maalintii daqiiqado xadidan ayaa laguu ogol yahay .
cap
Wadamada bilaash ka ah oo lacag la,aanta ah waxaa ka mid ah :
AMERICA
CANADA
FRANCE
Somalia African online Numbers
Waad mahadsantihin dhamaan dadwaynaha somaliyeed meel kasta aad joogtaan . waxaan filayaa in aadk u faaideen . 
fadlan like garee si aan u ogaado waxqabadkayga markastana ku xidhnaw webkeena WWW.dhiilood.blogspot.com

0 comments:

Post a Comment