Monday, December 21, 2015

MA DOONAYSAA IN COMPUTER KAAGU SPEED KIISU DHEEREYO XILIGA AAD COPPY SAMAYNAYSO



                                               






Waa maxay TeraCopy ?
Software kaan TeraCopy waxaa loo adeegsadaa dadajinta ama kordhinta speedka markaad Copy samaynaysid,waxa uu ku soconayaa speed ama xawaare aad u sareeya
Waxuu la shaqeeyaa softwarekaan    Windows   7 64 bit /  XP  vista
SIZE KA : 3 MB
Software : FREE
  Fadlan Downlaodka softwareka ama sidaad u soo dajisid ka eeg meesha  hoose ee page ka 
                                           Sidee ugu dajiyaa?
Fadlan raac sawirada hoose sidaad ugu dajisid ama install ugu samaysid .
1- marka hore waa in aad soo Downlaod garaysaa softwareka
2- labajeer riix software ka kadib waxaa kuusoo baxaya sawira hoose :
1
    Fadlan dooro Next 
……………………………………………………………3…………………………………………………………………………….
markaad gujisid Next waxaa kuusoo baxaya sawirkaan hoose oo ku xiga :
2
     waxaad dooranaysaa   I accept the agreement 
     Kadib NEXT ka sii dooro
……………………………………………………………4…………………………………………………………………………….
markaad gujisid Next waxaa kuusoo baxaya sawirka hoose oo ku xigi doona :
3
    kadib waxaad doorataa NEXT
……………………………………………………………5…………………………………………………………………………….
 Markaad dooratid Next waxaa kuusoo bixi doona sawirka ku xiga :
4
    waxaad dooranaysaa meeshaad du dajin lahayd softwareka inta badan waxa uu soo qabsadaa si Automatic ah  “C:\Program Files\TeraCopy ” marka hadaad rabtid meel kale waad dooran   kartaa .
   kadin Next dooro
……………………………………………………………6…………………………………………………………………………….
kadim markaad Next dhahdid waxa kuu soo Bixi doonta sawirka xiga ee hoose :
5
   Kan sidiisa u daa Next sii dheh . hadaad rabtid tan ka koraysan ee Disk icon hadaad rabtid waad gujin kartaa siduu iconka software ka kuugu geeyo Desktop ka .
……………………………………………………………7…………………………………………………………………………….
kadib markaad Next dhahdid waxaa kuusoo bixi doona sawirka ku xiga :
6
      Hataaban software ka ayuu ku dajinayaaye
……………………………………………………………8…………………………………………………………………………….
kadib waxaa kusoo bixi doona markuu dhameeyo install ka sidan hoose :
7
    wax kale ha samayn Next riix
……………………………………………………………9…………………………………………………………………………….
markaad next samaysid ama riixdid waxaa kuusoo bixi doona sawirka xiga ee hoose :
8
    Finish  guji sidaad u dhamaysid Install ka .
waad ku dajisay Software ka waxaa kuu dhiman oo kaliya sxb in aad activate samaysid oo password ka ku soo copy garaysid .
……………………………………………………………10…………………………………………………………………………….
halkaan hoose ka daawo sawirada sidaad u active garayn lahayd:
9
     soo Copy garayso Serial number ka  ama waxaad u taqaan Password ka.
……………………………………………………………11…………………………………………………………………………….
kadib waxaad tagaysaa markaad copy soo samaysatid Password ka sidan hoose :
10
   waxaad  Dhanka bidix ee muuska click ku siinaysaa barta  Menu  kadib waxaad ka sii   dooranaysaa  About oo kuusoo bixaysa sida sawirak ka muuqata .
……………………………………………………………12…………………………………………………………………………….
Kadib waxaa kuusoo baxaya sawirkan hoose :
11
   Dooro meesha ay ku qoran tahay INTER KEY    Kadib password ka ku past garee ama past dheh ama Qor hadduu past kaa diido waa isku mid .
……………………………………………………………13…………………………………………………………………………….
kadib waxaa kuu soo baxaysa sada sawirka hoose ka muuqata ee ah sidan hoose :
12
     Waa in uu kuu soo qaraa sida sawirka ka muuqata qoraalkaas haddii kale sericalka iska sax .
      Thank you for registration !   please restart Teracopy .
     oo macnaheedu yahay 
Waad ku mahadsan tahay in aad isdiiwaan galisay !  fadlan xir oo mar labaad fur softwareka Teracopy  .
……………………………………………………………14…………………………………………………………………………….
kadib siduu ku leeyahayba  xir softwareka kadib soo kici mar labaad .
waxa uu kuugu shaqayn doonaa sidan soo socota oo kale .
13
Waaaaad ku guulaysatay in aad ku dajisid software ka customer aad baad u mahadsan tahay .
Software kaan aad buu muhim ugu yahay dadka haysta computerada aadka u gaabiya .
Ka soo Download garayso Softwareka Halkaan hoose :
khaledmalkii-download
……………………………

0 comments:

Post a Comment