Wednesday, December 23, 2015

KA MAARAN CULAYS XILIGA AAD ISTICMAALAYSO INTERNET ISTICMAAL BROWSERKAN

Asc asxaabta sharafra leh salaan kabacdi waxaan xilqadeena maanta ku qaadan doonaa sida aynu u heli lahayn browser aad u dhakhsiyo badan marka aad isticmaalayso internet kaasoo dadku mushaakilaad badan kala kulmaan marka ay isticmaalayaan internet  ka hadaba waxaad kaga maarmi kartaa habkan adigoo iska ilaawi doona in khadku kaa cuslaado browser kani waxa uu kaaga faaiidayn doonaa os kaaga xawaarihiisa


 Si aad uga guulaysato mushkilada culayska computerka marka aad isticmaasho saacado dhaadheer waxaad ubaahantay script yar oo hawshaa kaaga filnaada marka aad ku dul dhufato waxa uu computerku dib u refresh garaynayaa systemka isagoo ka caawinaya RAM ka inuu awood farabadan ku shaqeeyo. Kadib waxa uu computerku ku soo noqonayaa awoodiisii hore ee uu lahaa markaad shiday. Markaad Script gan qaadato ama aad copy yayso kuduldhufo mouse ka button ka midig kana dooro NEW kana sii dooro SHORTCUT sida sawirka ka muuqata. 

   Kadib waxa kuusoo baxaya sidan sawirka ka muuqata


Halkaas waxaad ku qortaa code kan:

  %windir%\system32\rundll32.exe advapi32.dll,ProcessIdleTasks

Kadib ku dhufo NEXT

                                  


una bixi magacaad doonto ugu dambayna ku dhufo FINESH

LA SOCO WEB KEENA DHIILOOD.BLOGSPOT.COM

0 comments:

Post a Comment