Saturday, February 18, 2017

Casharkii 21aad Final Project Calculator in Visual Studio Af Soomaali

Asc Asxaabeena Sharafta Leh waa Markele iyo Casharadeenii Taxanaha ahaaa ee aan ku baran jirnay Visual Studio Fadlan Kusoo Dhawaada Xalqadeenan Cusub Maanta Taas Oo aan ku Qaadan Doono Final Project Casharkan Wuxuu Noqon Doonaa Kii Ugu Danbeeyay Ee aan Kaga Hadalno Course kan Fdlan Rayigaaga Hoos Kusoo qor intii aad daawanaysay Course kan wixii aad ka fahantay




                                     Fadlan Video ga Hoos Ka daawo fikradaada Hoos Ku reeb




                                       


Fadlan hadii aad ka heshay xalqadeenan maanta like and share and subscribe samee si ay uga faaiidaan asxaabteena kale aan arag casharka waa mahadsantihiin


SUBSCRIBE YOUTUBE CHANNELHALKAN GUJI 
Facebook Page HALKAN GUJI
INSTAGRAM : HALKAN GUJI
GOOGLE + : HALKAN GUJI



                                   Waxaa idiin soo diyaariyay Abdikariem Mahamoud

1 comment:

  1. Akhyaarta wad kumahadsanthin courska aad noso duubten wxan rjeynaya inad kuwa kalena aad sowadan

    ReplyDelete