Saturday, February 18, 2017

Casharkii 1aad Overview Visual Studio Af Soomaali

Asc Asxaabta Sharafta iyo Karaamada Mudan Maanta waxaan Bilaabi Doonaa Course Runtii Aad Iyo Aad u Muhiima Course-daas oo Lagu Magacaabo Visual Studio 2010 Ultimate.
Runtii Waa Course Aad Iyo aad u muhiima kaas oo kaa dhisi Doona inaad soo saarto Nooc walba oo Software ah Casharadan oo Noqon doona Kuwa Taxane ah oo aad Kala socon doonto Blogeenan.
Hadaba Casharadan Si aad U la Socoto Fadlan SHare Like And Subscribe Samee Mahadsanidiin



fadlan daawo video-gii waa kan Hoos Yaala




Fadlan hadii aad ka heshay xalqadeenan maanta like and share and subscribe samee si ay uga faaiidaan asxaabteena kale aan arag casharka waa mahadsantihiin


SUBSCRIBE YOUTUBE CHANNELHALKAN GUJI 
Facebook Page HALKAN GUJI
INSTAGRAM : HALKAN GUJI
GOOGLE + : HALKAN GUJI



                                   Waxaa idiin soo diyaariyay Abdikariem Mahamoud

0 comments:

Post a Comment