Wednesday, January 18, 2017

Free Download Sublime Text 3

Asc asxaabta sharafta leh ee ku xidhan web-kaygan maanta software ka aan idiin wadaa waa mid idinka saacidi doona inaa luuqad walba oo programming ah aad u istcicmaashaan khaastan HTML and CSS. Software kan oo lagu magacaabo Sublime Text
hadaba software kan ku duubistiisu waa mid iska caadi ah macnihii waxaa uu la mid yahay softwereda kale sida loogu shubo hadii aad taqaanid ku duubista hawl kugu qaadan mayso ama umaba baahna wax khibrad ah.





Hadaba si aad u la soo dagto oo aad computer-kaaga ugu soo shubato software ka halkan ka download garee

 Free download Sublime Text 3


Fadlan hadii aad ka heshay xalqadeenan maanta like and share and subscribe samee si ay uga faaiidaan asxaabteena kale aan arag casharka waa mahadsantihiin


SUBSCRIBE YOUTUBE CHANNELHALKAN GUJI 
Facebook Page HALKAN GUJI
INSTAGRAM : HALKAN GUJI
GOOGLE + : HALKAN GUJI



                                   Waxaa idiin soo diyaariyay Abdikariem Mahamoud

0 comments:

Post a Comment