Tuesday, January 31, 2017

Casharkii 1aad introduction of HTML & CSS Af-Soomali






Asc asxaabta sharafta leh ee ku xidhan Dhiilood.blogspot.com waxaa inoo bilaabmi doona Course cusub oo Noqondoona mid taxane ah kaas oo aan ku baran doono webdesign ku dhisan Code HTML AND CSS ah inagoo isticmaalayna NOTEPAD++ .
course dan wixii Requirment ah haday noqoto software waxaan ka helaynaa isla Webkeenan dhiilood.blogspot.com.

hadaba la soco casharadan oo noqondoona kuwa Tuturial ah oo xidhiidha inagoo coursedan marka ay soo dhamaato dhisi doona web dhamaystiran hadii alle inagu simo waa mahadsantihiin





Fadlan hadii aad ka heshay xalqadeenan maanta like and share and subscribe samee si ay uga faaiidaan asxaabteena kale aan arag casharka waa mahadsantihiin


SUBSCRIBE YOUTUBE CHANNELHALKAN GUJI 
Facebook Page HALKAN GUJI
INSTAGRAM : HALKAN GUJI
GOOGLE + : HALKAN GUJI



                                   Waxaa idiin soo diyaariyay Abdikariem Mahamoud

0 comments:

Post a Comment