
Asc dhamaan bahda ku xidhan Somali Computer Technology Sidaa Nooga Barateen waxaan maanta soo dhamaaday casharkii u danbeeyay ee Casharadii taxanaha ahaa kuwaas oo aan ku dhisinay Website inagoon qorin wax code ah casharadan waxay ahaayeen 8eed...
Somali Computer Technology waxaad ka helaysaa casharo kala duwan kuwaas oo ah kuwa Tayaysan wakhti kasta waa Channel u Taagan inuu u Faaiideeyo umada Somaaliyeed Meelkasta oo ay daafaha Caalamka ka kala Joogto Si hagar la'aan ah