Saturday, February 25, 2017
Home »
warbixino it ah
» AnchorFree Waxay Internet Ka Kusii Daysay Extension Cusub
AnchorFree Waxay Internet Ka Kusii Daysay Extension Cusub
Shirkada layiraa AnchorFree ee develop (horumar) garaysay software (barnaamij) ka layiraa Hotspot Shield oo shaqadeedu tahay "Contact Protection" oo adeegsata shabakado VPN khaas ah, si ay u ilaaliso isticmaalayaasha internet ka, uguna fududayso inay website yada xaniban ka gudbaan, ayaa suuqyada ku siidaysay extension cusub oo loogutala galay inuu dadka ka caawiyo inay ka gudbaan website yada xaniban.
Waxaana uu ku fiican yahay extension kan cusubi in uu yahay (Free) bilaash, isla markaana si xawaara leh aad u isticmaalayso internetka, waxaanaad daawan kartaa video yada youtube ka iyagoon kugu khasbayn inaad galiso email kaaga si aad u daawato,
sidoo kale waxa lagu isticmaali karaa extension kan Windows ka iyo Macintosh kaba, waxaana lagu darayaa extension kan Google Chrome & Firefox labadaba.
Hotspot Shield waxa uu noqday barnaamijka ugu isticmaalka badan Caalamka, iyadoo lagu qiyaasay tirada downloads ka barnaamijkan 350 Million oo Download! (Qiimayntii hore waxay ahayd 200 Million downloads!)waxaana lagu siidaayay internet ka.
Waxaana uu ku sheegay maamulaha Suuq gaynta shirkadu Website ka layiraa TechCrunch in barnaamijku uu lahaa raadayn badan marka loo eego ilaalinta uu ilaalinayo information ka qofka marka uu isticmaalayo Internet ka.
Waxaana uu barnaamijkani usaamaxay dadka inay ka gudbaan Website yada ay dawladuhu ka xanibeen muwaadiniin tooda sida Facebook ga, iyo Google Services, iyo sida China oo kale, ama Wikipedia & Reddit oo ruushku kaxanibay Muwaadiniintiisa.
Sidoo kale intaa kumuu hadhin barnaamijkani, waxa uu kuu ogalaanayaa website wadankaaga aan laga isticmaali karin inaad isticmaasho sida Nettflix. Waxaana ay shirkadu sheegtay inuu ilaalinayo 50,000 message saacadiiba si aan lagaaga dhicin.
Related Posts:
Xaqiiqooyin Oo Ku Saabsan Farsamadda Bluetooth Oo Aanad Aqoon Bluetooth waxa uu ka mid yahay farsamooyinka casriga ah ee talefannada gacanta lagu qaato iyo qaar badan oo ka mid ah qalabka tiknoolajiyadda ee … Read More
Tobanka Laptop Ee Ugu Batariga Fiican 2016 Sababaha ugu muhiimsan ee laptop lagu xusho waxaa ka mid ah cimriga batariga, Dad badan ayaa ku dhib qaba batariga dhakhso u dhamaanaya. Shirkado bad… Read More
AnchorFree Waxay Internet Ka Kusii Daysay Extension Cusub Shirkada layiraa AnchorFree ee develop (horumar) garaysay software (barnaamij) ka layiraa Hotspot Shield oo shaqadeedu tahay "… Read More
Daacish oo isticmaasha App ay iskugu diraan fariimaha. Dawlada islaamiga ah ee daacish waxay horumarisay App cusub oo Message si toos ah la iskugu dirayo Operating System ka Android, waxaana ku fiicany… Read More
Sida Loo Xannibo Xayeysiiska aan wax laga akhrisan karin ee ku jira Website-yada, Youtube iyo Facebook,Google Dhiilood.Blogspot.com – Akhriste ka mid ah Dhiilood.Blogspot.com ayaa isoo weydiiyey su’aashan “Walaal waxaa idhibay markaan aqrisanayo aqbaarah… Read More
0 comments:
Post a Comment