Sunday, October 30, 2016

Sida Loo Xannibo Xayeysiiska aan wax laga akhrisan karin ee ku jira Website-yada, Youtube iyo Facebook,Google

Dhiilood.Blogspot.com – Akhriste ka mid ah Dhiilood.Blogspot.com ayaa isoo weydiiyey su’aashan “Walaal waxaa idhibay markaan aqrisanayo aqbaaraha xayeysiin ee sideen isaga xanibaa?” Waxa kale oo aan marar badan arkay ayadoo laga cabanayo xayaysiiska faraha...

Thursday, October 27, 2016

Free Download Book The Security Development Life Cycle

In The Security Development Lifecycle (SDL), security experts Michael Howard and Steve Lipner from the Microsoft Security Engineering Team guide you through each stage of the SDL—from education and design to testing and post-release. You get their first-hand...

Free Download Book A Foundation In Digital Communication

Waa Book kaa caawin doona in aad si dhib yar ku Barato Cilmiga Digital Communication ka waxaana aad ka download garaysan kartaa buuga hoos book ga waxaa furaya PDF waa inuu kuugu jiraa Computerka Hadii kale Kuuma Furmayo Book gu  Halkan...

Tobanka Laptop Ee Ugu Batariga Fiican 2016

Sababaha ugu muhiimsan ee laptop lagu xusho waxaa ka mid ah cimriga batariga, Dad badan ayaa ku dhib qaba batariga dhakhso u dhamaanaya. Shirkado badan ayaa bilaabay inay soo saaraan laptop yo daba hayn kara mudo dheer. Qormadaan waxan ku eegi doonaa laptop...

Qodobo Muhiim Ah Oo Computerkaaga Ka Dhigaya Mid Security Ah

Tilmaamaha soo socodo waa kuwo kaa caawin karo in Computer-kaaga uu ka badbaado Viruses iyo Wixii lamid ah: 1. Firewall-ka hakuu Shidnaado: Firewall waa Barnaamij kaa caawinaya inuu computer-kaada kuu badbaado oo uu ka badbaado soo galitaanka aan sharciyeeysneen...

Faa’iidada Uu Leeyahay Xabxabku Bisha Ramadaan

Waxa aad kor ugu kaca Cunista qaraha xiliyada bisha Ramadaan ee dadku sooman yihiin, iyada oo dhanka kale khubarada cuntada (nurition) ku ay ku taliyeen in la cuno xabxabka xiliga Af-furka ama Suxuurta. faa’iidada uu leeyahay xabxabku/qarahu...