Tuesday, March 1, 2016

COMPUTER KAAGA KU DHEX FUR FUR COMPUTER KALE KANA MAARAN COMPUTER AAD SI TOOSA U FUR FURTO SOFTWARE KAN AYAA KUU SAHLAYA

Asc asxaabtayda qaaliga ahxilqadeena maanta waxaan kusoo qaadanaynaa sidii computer aad u furfuri lahayd kadibna aad isku xidh xidhi lahayd mar labaad adigoon isticmaalayn computer aad si toosa u fur furi lahayd waxaanad isticmaalaysaa software lagu magacaabo IT...

Daawo Muhiima ( Isku Daaweynta Qorfaha )

Qorfuhu waa dhir cunto oo aad u udgoon isla markaana dhadhan fiican leh. Waxaa qorfaha daawo ahaan loo isticmaali jiray mudo kumaan sano ah waa loo aaminsanaa inuu yahay daawo dhaqameed caafimaad badan. Waxaa jirtay waqti qorfuhu ka qiimo badnaa dahabka!. Sayniska...

SIDEE PASSWORD UGU XIDHI KARTAA MICROSOFT OFFICE 2007 DOCUMENTS

sidee password ugu xiri kartaa Microsoft Office 2007 Documents waxaad password ku xiri kartaa warqadaha ama dukumentiyada adiga kuu khaaska ah ee computerkaaga ku jira ee ku qoran microsoft office 2007 . Hadii aad tahay qof isticmaala Microsoft...

WAA MAXAY VIRUS SIDEE U XALINKARAA WAXYEELADIISA

Waa maxay virus ? Virus waa barnaamij loo sameeyay in lagu wax yeeleeyo dadka internetka soo gala ee  macluumaadka isku dhaafsada , barnaamijkaas oo kaa tir tiraya ama qaribaya ama qarinayaba wixii computerkaaga kuugu jiray oo muhimka ahaa haday...