Thursday, January 21, 2016

SIDEE KU OGAAN KARAA QOFKA UGU BADAN EE BAADHA PROFILE KAYGA FACEBOOK SIR LA HELAY BY abdikariem

ASC asxaabtayda qaaliga maanta xalqadeena waxaan ku qaadan doonaa cashar aad iyo aad uxiiso badan kaas oo aan hubo inuu ku xiiso gelin doono casharkeenu wuxuu ku saabsanyahay sidii aad u ogaan lahayd qofka ugu badan ee baadha profile kaaga facebook ga runtii...