Wednesday, December 23, 2015

QAABKA UGU SAHLAN EE BROWSER KAAGU SI DHAKHSO LEH UGU SHAQAYN LAHAA SOO DEGSO SOFTWERKAN BY: DHIILOOD YARE

ASC Asxaabteena sharafta leh ee ku xidhan web keena lana socda xilaqadeheena maanta waxaynu soo qaadan doonaa application kor ka muuqda kaas oo kuu sahlaya in browserada kuugu jira computerka kaaga dhigaya mid dhakhsiyo badan  xiliga aad isticmaalayso...

KA MAARAN CULAYS XILIGA AAD ISTICMAALAYSO INTERNET ISTICMAAL BROWSERKAN

Asc asxaabta sharafra leh salaan kabacdi waxaan xilqadeena maanta ku qaadan doonaa sida aynu u heli lahayn browser aad u dhakhsiyo badan marka aad isticmaalayso internet kaasoo dadku mushaakilaad badan kala kulmaan marka ay isticmaalayaan internet  ka hadaba...

Monday, December 21, 2015

QAAB FUDUD OO AAD KAGA MAARMI KARTID IDM SERIAL KU WAYDIIYA WAANA DOWNLOAD WALIGAA AAN KAA DHACAYN

Waa maxay EagleGet? Kadib markaan arkay mushkilado badan oo la soo darisay asxaabta iyo walaalaha qaaliga ah ee la socda Dhiilood yare markay soo download garaynayaan faylasha iyo video yada, shirkada IDM (Internet Download Manager) kuna ay udanayn wayday...

MA DOONAYSAA IN COMPUTER KAAGU SPEED KIISU DHEEREYO XILIGA AAD COPPY SAMAYNAYSO

                                                Waa maxay TeraCopy ? Software kaan TeraCopy waxaa loo adeegsadaa dadajinta...

Zadarma : WICTAAN LACAG LA"AANA KU DIRSO WADANKAAGA HOOYO

                                  website kaan oo laga leeyahay dalka ruushka ayaa waxaa uu kuu sahlayaa in aad ka wacatid wadamada qaarkood oo uu bilaash...

Free Text Massage from website to any Mobile

Ka Dirso halkaan free massage ( massage lacag la,aan ah ) waxaan halkan kusoo ban dhigi doonaa website yada ugu fiican oo laga diro karo massage free ah ama bilaash, ayadoo dadka inta badan ay dhibsadaan websiteyada laga diro massageyada, ay la kulmaan...