Waa maxay TeraCopy ?
Software kaan TeraCopy waxaa loo adeegsadaa dadajinta ama kordhinta speedka markaad Copy samaynaysid,waxa uu ku soconayaa speed ama xawaare aad u sareeya
Waxuu la shaqeeyaa softwarekaan Windows 7 64 bit / XP / vista
SIZE KA : 3 MB
Software : FREE
Fadlan Downlaodka softwareka ama sidaad u soo dajisid ka eeg meesha hoose ee page ka
Sidee ugu dajiyaa?
Fadlan raac sawirada hoose sidaad ugu dajisid ama install ugu samaysid .
1- marka hore waa in aad soo Downlaod garaysaa softwareka
2- labajeer riix software ka kadib waxaa kuusoo baxaya sawira hoose :
Fadlan dooro Next
……………………………………………………………3…………………………………………………………………………….
markaad gujisid Next waxaa kuusoo baxaya sawirkaan hoose oo ku xiga :
waxaad dooranaysaa I accept the agreement
Kadib NEXT ka sii dooro
……………………………………………………………4…………………………………………………………………………….
markaad gujisid Next waxaa kuusoo baxaya sawirka hoose oo ku xigi doona :
kadib waxaad doorataa NEXT
……………………………………………………………5…………………………………………………………………………….
Markaad dooratid Next waxaa kuusoo bixi doona sawirka ku xiga :
waxaad dooranaysaa meeshaad du dajin lahayd softwareka inta badan waxa uu soo qabsadaa si Automatic ah “C:\Program Files\TeraCopy ” marka hadaad rabtid meel kale waad dooran kartaa .
kadin Next dooro
……………………………………………………………6…………………………………………………………………………….
kadim markaad Next dhahdid waxa kuu soo Bixi doonta sawirka xiga ee hoose :
Kan sidiisa u daa Next sii dheh . hadaad rabtid tan ka koraysan ee Disk icon hadaad rabtid waad gujin kartaa siduu iconka software ka kuugu geeyo Desktop ka .
……………………………………………………………7…………………………………………………………………………….
kadib markaad Next dhahdid waxaa kuusoo bixi doona sawirka ku xiga :
Hataaban software ka ayuu ku dajinayaaye
……………………………………………………………8…………………………………………………………………………….
kadib waxaa kusoo bixi doona markuu dhameeyo install ka sidan hoose :
wax kale ha samayn Next riix
……………………………………………………………9…………………………………………………………………………….
markaad next samaysid ama riixdid waxaa kuusoo bixi doona sawirka xiga ee hoose :
Finish guji sidaad u dhamaysid Install ka .
waad ku dajisay Software ka waxaa kuu dhiman oo kaliya sxb in aad activate samaysid oo password ka ku soo copy garaysid .
……………………………………………………………10…………………………………………………………………………….
halkaan hoose ka daawo sawirada sidaad u active garayn lahayd:
soo Copy garayso Serial number ka ama waxaad u taqaan Password ka.
……………………………………………………………11…………………………………………………………………………….
kadib waxaad tagaysaa markaad copy soo samaysatid Password ka sidan hoose :
waxaad Dhanka bidix ee muuska click ku siinaysaa barta Menu kadib waxaad ka sii dooranaysaa About oo kuusoo bixaysa sida sawirak ka muuqata .
……………………………………………………………12…………………………………………………………………………….
Kadib waxaa kuusoo baxaya sawirkan hoose :
Dooro meesha ay ku qoran tahay INTER KEY Kadib password ka ku past garee ama past dheh ama Qor hadduu past kaa diido waa isku mid .
……………………………………………………………13…………………………………………………………………………….
kadib waxaa kuu soo baxaysa sada sawirka hoose ka muuqata ee ah sidan hoose :
Waa in uu kuu soo qaraa sida sawirka ka muuqata qoraalkaas haddii kale sericalka iska sax .
Thank you for registration ! please restart Teracopy .
oo macnaheedu yahay
Waad ku mahadsan tahay in aad isdiiwaan galisay ! fadlan xir oo mar labaad fur softwareka Teracopy .
……………………………………………………………14…………………………………………………………………………….
kadib siduu ku leeyahayba xir softwareka kadib soo kici mar labaad .
waxa uu kuugu shaqayn doonaa sidan soo socota oo kale .
Waaaaad ku guulaysatay in aad ku dajisid software ka customer aad baad u mahadsan tahay .
Software kaan aad buu muhim ugu yahay dadka haysta computerada aadka u gaabiya .
Ka soo Download garayso Softwareka Halkaan hoose :
……………………………